Bilbao
oo jiirtay Real Madrid & Barca oo lugta furtay Mogadishu 18
Janaury 2010 Waagacusub Media.
MADRID (AFP) - Real Madrid ayaa guuldaradii 3aad sanadkaan
dhexdiisa ay ku habsatay markii 1-0 guuldaro ah ay kala
kulantay Athletic Bilbao at San Mames xalay.
Spanish international forward Fernando Llorente ayaa
madaxa goalka ugu dhaliyay 2 daqiiqo oo kaliyaha markii
ay socotay - Karim Benzema, Kaka and Cristiano Ronaldo
ayaa ku ceeboobay meesha xalay-.
Real 2 dhibcood ayaa laga reebtay 2 dii kulan ee ay
aaday oo ay 0-0 la soo gashay Osasuna haatan waxaa gacmo
marnaan ku soo dirtay Bilbao , waxey haatan 5 dhibcood
u jirtaa Barca.
Osasuna ayaa heshay guushii ugu horeysay tan iyo bishii
November markii ay 2-0 kaga adkaatay Espanyol on Saturday.
Lionel Messi ayaa 2 ka mid ah u dhaliyay kooxda horyaalka
Spain difaacaneysa ee Barcelona taasoo Sevilla 4-0 ku
marjisay iyadoo ka faaiideysatay guuldarada ku dhacday
kooxda kaalinta 2aad ee Real Madrid oo haatan 5 dhibcood
ay ka sara martay.
Barca waxey leedahay 46 dhibcood 18 kulan oo ay ciyaartay,
Real waxey aruursatay 41, Valencia, oo kooxda ay isku
magaalada yihiin ee Villarreal la balansan ayaa leh
35.
Email: waagacusub@waagacusub.com ama
dahiralasow@yahoo.com Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso
ama Download Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso
ama Download