Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

        Miss Somali Live Chat -Somali Girls - Guurdoon-Sheeko iyo Shukaansi

(English) (Somali) (Music) (Chief editors) (Diinta) (Sports ) (Radio) (TV)  
 
Waagacusub Independent Somali Journalists Home Media 2009
 

Mozambique oo raacdeysay Macalinkii

Mogadishu 21 Janaury 2010 Waagacusub Media.

MAPUTO, Mozambique (AP)—Mozambique ayaa shaqada ka burisay macalinkii xulkaasi Mart Nooij kadib markii uu ku guuldareystay in xulka uu soo gaarsiiyo wareega knockout stages ee tartanka the African Cup of Nations.

(English) (Music) (Chief editors) (Diinta) (Sports ) (Radio) (TV) (Sheeko)

Fezal Sidat, oo ah chairman of Mozambique’s football federation, ayaa Associated Press qadka telephone ugu sheegay isagoo jooga Angola in macalinka reer Dutch uusan wax hishiis ah la gali doonin kaasoo haatan uu dhacayo qandaraaskiisa dhamaadka bishaan January.

“ma jirto sabab aan dib ugu cusbooneysiino qandaraaska Mart Nooij, maxaa yeelay ma uusan ka soo bixin hishiiskii ahaa inuu xulka geeyo ciyaaraha kama danbeysta ah,” Sidat ayaa siaasi yiri.

Xalay ayeey aheyd markii Nigeria ay 3-0 kaga adkaatay Mozambique ciyaartii ugu danbeysay ee Group C. taasoo Mozambique loogu reebay tartanka markiia y hal dhibic ka heshay tartankaan 3-dii kulan oo ay ciyaartay.

Sunni Said Salah
sunnijournalist@gmail.com
Senior Somali Sports Journalist
Sports Chief Editor
www.ciyaaro.com & www.waagacusub.com

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

Chat Miss Somali
Chat Miss Somaliland