Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Independent Somali Journalists Home Media 2009
 

Somalia Latest News English

Sawiro Jeneralkii Bakistaniga Al-Qaeda ee Mogadishu


Mogadishu 03 July 2009 Waagacusub Media.

Weriyeyaasha Waagacusub iyo Xoghaye.com ayaa ku godoomay degaanka Kaaraan xilli laga sugayay soo gudbinta sawiradii meeydadka Saraakiisha Al-Qaeda ee lagu dilay dagaaladii Kaaraan ee Magaaladda Mogadishu

Listen Radio1 Radio2 Radio3 Radio4 Radio5 Radio6 Radio7 Radio8 Radio9
 
Sedex sawir oo aan helnay goor dambe,ayaa si rasmiya u muujiyay muuqalka Jeneralka u dhashay Bakistan,Korneyl u dhashay Eretria iyo Taliyahii Maleeshiyadda Xasan Turki oo lagu magacaabi jiray Abuu Khaalid ahaana ninkii gacantiisa ku dilay Sooradii Isbitaalka SOS iyo Sawir qaadahii Swedish-ka ee Martine Elder 23 June 2006

Abuu Khaalid oo ahaa ninkii uu ku dul dhintay Jeneralka Bakistanka wuxuu u dhashay Beesha Samaroon ee degta Somaliland,waxaana magaciisa saxdaa uu yahay Xudeyfi Mohamed.

Xasan Turki mar uu booqanayay Dhoobleey sanadkii 2006 ayuu khudbadiisii dadweynaha beeshiisa u qaatay hal qabsi.

" Intiina waxaad igu soo dhaweeyseen qabiil ,waxaad igu taageereeysaan sidaas laakiin ninkaan magaciisu yahay Abuu Khaalid oo qabiil ahaan Gudubiirsiya ayaan idinkaga kalsoonahay,idinka jeclahay,waa mujaahid,waa gacan yaraheeyga"ayuu yiri Xasan Turki oo gacanta hayay Abuu Khaalid oo markii dambe uu taliye ciidan ka dhigay.

Weriyeyaasha Waagacusub oo sawiro badan ka qaaday meeydadka Saraakiisha AlQaeda ayey telefoonadooda hawada ka maqan yihiin hasse yeeshee saacadaha soo socda ayaan soo gudbin doonaa sawiro kala duwan oo aan filayo inaad badankood garan doontaan wejiyadooda.

Mohamed Abdi

Mogadishu-Somalia

Waagacusub Office

Questions and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif

Email: waagacusub@waagacusub.com ama dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso ama Download

Sunday Music-Heesahii Radio Mogadishu Dhageyso ama Download

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new