
Xafladda oo ay qabanqaabadiisa gacan ka geysteen
Fanaaniin caana iyo Ururka isu taga Suxufiyiinta
Soomaaliyeed ee ASOJ, waxaa halku dhig looga dhigay "
Fadlan ha dilin Suxufiga"

Xafladda oo ay xiriirineysay Agaasimaha guud ee
Waagacusub Media Fartuun Milaano,waxay ka qeybgalayaasha
iyo fanaaniinta xirnaayeen Funaanado lagu hardhay
Calanka Somalia,SYL ,hoosna laga raacsiiyay FADLAN HA
DILIN SUXUFIGA.


Xafladda oo ahayd xafladii ugu balaarneed ee Emirate-ka
lagu qabto waxaa heeso wadaniya oo cusub ka qaaday
fanaaniin laga xusi karo Fadumo Duur,Idil Cadoow,Abuukar
Sheekaale,Ahmed Biif,,Saciid Badal,Fadumiina,Abwaam
Qamaan,Jaamac Hayaan iyo Abuukar Camuudi.

Fanaaniinta bandhig faneedka sameeynaayay oo xirnaa
funaanado ay ku muujinayeen sida ay uga xun yihiin
dilalka iyo tacadiyada lagula kaco Suxufiyiinta
Soomaaliyeed ayaa noqonayo Fanaaniintii ugu horeeysay ee
si cad uga dhiidhiyay caburinta iyo dilalka Weriyeyaasha
Soomaaliyeed.
Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ ayaa u
mahadceliyay dhamaan bahda Fanaaniinta ee dareenkooda
wadaninimo muujiyay,waxayna si gaara ugu mahadceliyeen
Marwo Xaawo Qaasim oo door weyn ka ciyaartay
qabanqaabada xafladda taariikhiga.
Waagacusub Office
Dubai-Emirates
Questions
and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif
Email: waagacusub@waagacusub.com ama
dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso
ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso
ama Download
Sunday Music-Heesahii Radio
Mogadishu Dhageyso
ama Download
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new