Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2013

     
 
 
 

Topnews:- Wasiir Daakhiligii xilka laga qaaday ee Somaliland oo Muqdisho ku wajahan

06 July 2013 Waagacusub.com-Wasiirkii arrimaha gudaha Somaliland ee xilka laga qaaday Mohamed Duurjaan ayaa la xaqiijiyay inuu ku wajahan yahay Muqdisho si uu kaga baxsado dacwad la xiriirta musuqmaasuq uu ku lunsaday lacago badan oo maamulka Siilaanyo u diyaarinayaan.

Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federalka Somalia ayaa ku xog waramay in Mohamed Duur telefoon kula soo xiriiray xubno ka tirsan Urur diimeedka Al-Islaax .
Mohamed Duur wuxuu xubnaha Al-Islaax u sheegay inuu Muqdisho ku wajahan yahay.

Masuuliyiintu waxay tibaaxeen in Mr Duurjaan rajo ka qabo in Dowladda Federalka xil u magacaawdo hasse yeeshee aanay muuqan himiladiisa.
Mohamed Nur Caraale {Duur} oo heysto Baasaboor Jabuutiyaana wuxuu damacsan yahay inuu safar ugu baxo Jibouti kadibna uga sii gudbo Kenya si uu Muqdisho dhinacaas uga galo .
Mohamed Duur wuxuu dakano badan ka galay shaqsiyaad iyo beelo u dhashay Koofurta Somalia sidaas darteedna waxay Calaamatu su-aal saaran tahay wuxuu kala kulmi doono safarkiisa Muqdisho.

Halkaan ka Daawo Warbixino xaqiiqa noqday.

Sii akhri Wararkeena Waagacusub.com

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3