Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Al-Shabaab oo digniin u jeediyay Shacabka Soomaaliyeed.

Muqdisho  07 /May/2008  Waagacusub.com  

Shabaabka Caalamiga ee Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay digniin u jeediyay shacabka ,waxayna ugu baaqeen inay ka fogaadaan bartilmaameedyada ay degan yihiin Ciidamadda AMISOM,Gumeysiga Itoobiya iyo dowlada federalka Cabdulahi Yusuf.

Al-Shabaab Al Mujaahidiin oo aan hore loogu aqoon inay u damqadaan shacabka ayey fariintooda ka dhigan tahay midii ugu horeysay ee ay ku muujiyeen dareen wadaniyadeed maadama lagu yaqiin inay bambooyinka dhex dhigaan bulshada rayidka iyo cadowga Itoobiya.

Al-Shabaab oo qorsheynaya inay weeraro is dabajooga oo naftii huranimo qaadaan sida ay Waagacusub u sheegeen ila wareedyo muhiima waxay soo saareen bayaan u qoran sidaan:-

Dhaq dhaqaaqa Mujaahidiinta Al-Shabaab wuxuu kaga digayaa Shacabkeena Muslimka ah in ay ka fogaadaan goobaha Cadowga gaar ahaan calooshood u shaqeystayasha Afrika

Dhaqa dhaqaaqa Al-Shabaab Al Mujaahidiin waxaa uu uga digayaaa dhamaan shacabkeena Muslimka ah ee ku sugan gudaha dalka in ay ka fogaadaana guud ahaan Xarumaha Cadowga Islaamka,gaar ahaan xarumaha ay degan yihiin Calooshood u shaqeystayaasha Afrika ee huwan magaca waxa lagu sheegay (Nabad Ilaalinta).

Shacabkeena Muslimka ah waxaan ku adkeyneynaa in ay feejignaan dheeraad ah u yeeshaan goobaha ay tagayaan iyo xarumaha ay ka ag dhawaanayaan,ma dooneyno in xabadda Mujaahidiinta ay gaarto shacabkeena Muslimka ah,inaguna inta kalaankeena waan ka dheeraaneynaa arrinkaasi.

Waxaad tihiin shacabkii sidii dulmiga looga kor qaadi lahaa,shareecadiisii Islaamkana loogu soo celin lahaa aanu u daadinay dhiigga Madaxdeenii iyo Mujaahidiinteenii,sidaasi darteed cid waliba oo kamid ah shacabkeena Muslimka ah ee aan jecel nahay haka dheeraato goobaha cadowgu uu degan yahay.

Waa digniin kama danbeys ah oo aanu siineyno shacabkeena Muslimka ah ee la doonayo in lagu marin habaabiyo howlaha ciidamada gaalada ay dalkeena u joogaan,gaar ahaan kuwa isku bixiyay AMISOM,oo shacabkeena isaga dhiga in ay gargaar u sidaan,sidaasi darteedna in badan oo kamid ah ehelkeenii ay ku qaldameen.

Sidee idinkuugu gargaarayaan kuwa iyaguba dalalkoodii ay baahi ku dileyso Malaayiin qof?Sidee nabad idinkuugu ilaaliyaan kuwa iyaguba dalalkoodii aan nabad lagu heyn?dhabtii maahan nabadda ay inoo ilaalinayaan illaa mooyaane ''gaalnimo iyo Fisqi''iyo ''ka dheeraanshiyo wadada Allaah iyo diinteena Islaamka'',oo sideen ku rumeystaa gaal isaguba gaal ah in uu Muslim ilaaliyo kuna ilaaliyo Muslimka wuxuu raali ka yahay!.

Mujaahidiinta Al-Shabaab waxa ay mar waliba qaadayaan masuuliyadda ficilada ka yimaada howlaha askartooda,waxaana aad uga dheeraaneynaa daadinta dhiig xaraam ah,sidaasi darteed walaalaheena Muslimka ah waxaan ku adkeyneynaa dhankoodana in ay kasoo baxaan arrinka laga rabo oo aysan noqon dhiigoodu in uu daato kol la bartilmaameedsanayo Cadowga Allaah,xarumahoodana ay ka ag dhawaadaan.

Marka aan ka digeyno in laga fogaado goobaha Cadowga dalkeena ku sugan maahan in aan u digeyno kuwa la shaqeysta gaalada ee Murtadiinta ah,waxaanu leenahay kuwaasi Xukunkiinu waxaa uu lamid yahay xukunka gaalada aad la seexataan,iskala jooga adinka xarumahooda,uma tureyno cid dhufeys qura kula jirta gaalada,haddaadse Towbad keentaan oo Riddada kasoo laabtaan waxaad tihiin walaalaheena diinta Islaamka,dhiigiinuna waa naga dhiig Muslim.

Cadowga Allaah ee dalkeena kusoo duulay waxaa uu ku jiraa maalmihiisii ugu danbeeyay Bi Idnillaah,sidaasi darteed diinteena Islaamka ee aan aqbaleyn mudaahanada waxay na fareysaa in aanu si islamid ah sida gaaladu noola dirirayaan ula dirirno,Acdaada Allaah oo dhan ee dalkeena jooga meel qura baan ka gameynaa,Ugandha ayaa noola mid ah Itoobiya,Burundiska ayaa noola mid ah Mareykanka,dhamaantoodna waa cadowga Islaamka,gaal Allaah iyo rasuulkiisa diiday oo xabado nool nool, noo sita waxaan u heynaa inaguna TNT,RPG,B10 iyo wax waliba oo aan awoodno inagoo kaashaneyna Allaah iyaguna aysan laheyn cid ay kaashadaan.

Ugu danbeyn Waxaan ku celineynaa shacabkeena Muslimka ah haka fogaadeen goobaha cadowga,haka dheeraadeen xarumaha gaalada,seefta mujaahidiinta gasha ayay banaanka ka taallaa,Cadowga Allaah-na haku bishaareysto maalmo mad madow,guushuna waxaa leh Islaamka,jab iyo hoogna waxaa lahaaday Kufriga iyo wixii la socda.

By Afhayeenka Al-Shabaab
Mukhtaar Rooboow Cali(Abuu Maansuur)
 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 


Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new