Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Ururka al-shabaab  "Mareykanka makala saareyno meel walboo ay soomaaliya ka joogaan waan bartilmaameedsaneynaa"

Somaaliya 08 /May/2008  Waagacusub.com  

Afhayeenka Ururka Al shabaab Shiikh Muqtaar Roobow (Abbu Mansuur) oo saxaafadda la hadlayay ayaa ku goodiyay in ay dilayaan dadka u dhashay Mareeykanka meel kasta oo ay ka joogaan dalka Somaaliya xitaa hadii ay yihiin Samafalayaal Saxafiyiin, iyo dhamaan Muwaadiniinta Mareeykanka.
 
Shiikh Muqtaar, Afhayeenka Al shabab ku sheegay sababta ay ula dagaalayaan Dadka Samafalayaasha ah ama Saxafiyiinta ah in ay tahay in Mareeykanka uusan Kala Saarin Shacabka Soomaaliyeed iyagana ay isugu mid yihiin dhamaan Mareykanka.
 
Hadalka afhayeenka ayaa ku soo beegmaya xilli ay dhawaan ciidamada Mareeykanka Duqeeymo ka geysteen magaalada dhuuso mareeb ee xarunta gobolka Galgaduud ee dalka soomaaliya halkaasoo ay ku dileen taliyihii ururkaasi Aadan xaashi ceyrow iyo dad kale oo shacab ah.
 
"Mareeykanka dadkeena iyo Xoolaheena ayuu Duqeeyay inagana Waxaan Beegsaneeynaa Meel kasta ay joogaan" Ayuu Yiri Abbuu Mansuur.
 
hadalka Abuu mansuur ayaa wuxu ka dmabeeyay ka dib markii Ciidamada Mareeykanka duqeeyn ay ka fuliyeen Magaalada Dhuusa Mareeb ayna ku dileen Dad rayid ah ah oo ay ka mid ahaayeen Xubno Sar Sare oo ka Tirsanaa xoogagga Al shabaab.
 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 


Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new