Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Taliyo Ciidan oo ka tirsan Midowga Maxkamadaha islaamka oo u geeriyooday dhawac soo gaaray.

Hiiraan  08 /May/2008  Waagacusub.com  
 
Ciidamada Maxaakimta ay kula galeen deegaanka Garasiyaani ciidamo Itoobiyaan ah.

Saraakiil ka mid ah Midowga Maxaakimta Islaamka oo ku sugan gudaha gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay dilka Amiin Barqadle Cosoble Daacad kaasi oo ay ay ku dileen ciidamada Itoobiyaanka dagaalkii ugu qaraaraa ee shalay ku qabsaday Itoobiyaanka deegaanka Garasiyaani ee bartanka Hiiraan.
 
Sarkaal magaciisa lagu soo gaabiyay Gaagaale oo la hadlay saxaafadda ayaa xaqiijiyay dilka Amiin Daacad waxaana uu adkeeyay in ay ka go'an tahay ciidanka Maxaakimta in ay sii wadaan howlgalladooda ka dhanka ah cadowga waa sida uu yiriye.
 
Allaha u naxariistee Amiin Daacad waxaa uu kamid ahaa saraakiisha ugu sareysa ee Midowga Maxaakimta kuwooda howlgallada ka wada gudaha gobolka Hiiraan,iyadoona uu dhowr jeer ka hadlay saxaafadda kala duwan.
 
Ciidamada Itoobiyaanka aya dhankooda laga gubay 2 kamid ah gawaarida Uuraalaha halka tiro badan oo kamid ah Ciidankoodana ay halkaasi ku geeriyoodeen sida ay xaqiijinayaan ilo xog ogaal ah.

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 


Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new