Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Magaalada Jowhar ee Gobolka Sh/dhexe ayaa waxaa loo sameeyay Ciidamo suga amaanka Magaaladaasi .

Jowhar  08 /May/2008  Waagacusub.com  
 
Ciidamadani loo sameeyay Sugida amaanka Magaalada Jowhar ee gobolka Sh/dhexe oo wata labis u gaar ah ayaa xalay lagu arkayay Gudaha Magaaladaasi iyagoo dhex wareegaya si ay u sugaan amaanka.
 
Ciidamada Madaniga ee loo sameeyay sugida Amaanka Magaalada Jowhar ayaa la sheegay in aysan ku filneyn magaalada maadaama ay tiradooda ka yartahay inta ku filan magaalada oo weyn waxayna gaarayaan boqol askari oo keliya.
 
Ciidamadani waxaa ay gacan ka helayaan Maxaakiimta Islaamiga waxaana xalay la dajiyay Saldhigga Ciidanka Boliiska Xaafada H/Wadaag kuwaasi oo ah Ciidamo ka dhashay kulan ay kol hore isugu yimaadeen Wax garadka Magaalada Jowhar oo looga arinsanayay Sidii Ciidan Amaanka magaalada Suga loo Sameeyn lahaa.
 
Magaalada Jowhar ee Xarunta Gobolka Sh/dhexe ayaa waxaysan laheeyn maamul rasmi ah marka laga reebo Ciidamadani madaniga ah ee loo sameeyay iyo Masuliyiinta Maxaakiimta islaamiga oo sheegay in ay sugayaan Amaanka Wadada dheer ee isku xirta Gobolada Hiiraan iyo Sh/dhexe.
 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 


Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new