Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Dowlada Kenya oo Ciidamo badanna soo dhoobtay Xuduuda ay gobolka Gedo kala leedahay soomaaliya.

Baladxaawo  08 /May/2008  Waagacusub.com  
 
Wararka ka imaanaya Magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegay in Si weeyn loo adkeeyay isla markaana la xiray Xadka Ay Kenya la wadaagto dalka Somalia gaar ahaan Dhanka Gobolka Gedo halkasi oo la soo dhigay ciidamo aad u fara badan oo bilaabay Baritaano ay ku sameeynayaan Dadka Xadka ka Talaabaya.
 
Boqaalaal Ciidamo oo ah oo kuwa ilaaliya xadka ah ayaa la soo dhigay Xadka u dhexeeya magaalooyinka Baladxaawo iyo Mandheera kuwaasi oo su’aalo weeydiinaya dadka maalin kasta u talaabaya gudaha dalka Kenya.
 
Caasho Sowd Cumar oo ka mid ah ururada Bulshada Rayidka ah ee ka dhisan Baladxaawo oo saxaafadda u warameeysay ayaa sheegtay in ciidamada Kenya ee ku sugan Xadka ay dadka weeydiinayaan halka ay ka yimaadeen iyo waxa ay Kenya ka doonayaan iyo weliba in ay soo arkeen Xubno ka mid ah ururka Al shabaab.
 
xiritaanka ay kenya xiratay xuduudeeda ayaa ku soo beegmeysa xilli mareyknaka duqeymo ka geystay dlaka soomaaliya isla markaana ya ururka al shabaab ku hanjabeen in ay bartilmaameedsan doonaan dadka u dhashay mareykanak meel walboo ay joogaan.

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 


Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new