Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Ciidamada dowladda Soomaaliya ee fariisinka ku leh isgoyska Florenca oo Qarax saakay lala beegsaday .

Muqdisho 08 /May/2008  Waagacusub.com  
 
Labo qarax oo is xigsaday iyo tacshiirad xooggan ayaa subaxnimadii hore ee saakay laga  maqlay isgoyska Florance degmada Wardhiigley ee magaalada Muqdisho halkaasoo fariisin u ah ciidamo ka tirsan kuwa dowladda KMG Somaaliya.
 
Is rasaaseyntan oo socotay daqiiqado ayaa dhex martay ciidamada fariisinkaas ku sugan iyo kooxo hubeysan oo weerar gaadmo ah la beegsaday ciidamadaas,mana la oga qasaaraha ka dhashay weerarkaas.

waxaa soo kordhaya maalmahan dambe weerarada iyo qaraxyada lala eeganayo ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Itoobiyaanka ee ku sugan dalka Soomaaliya.

tani Ma aha markii ugu horreysay oo ciidamo ka tirsan dowladda KMG Soomaaliya weeraro gaadmo noocan oo kale ah lagu qaado,
 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 


Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new