Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
M/yurub, M/afrika iyo J/carabta oo wada Qorshe isbedel loogu sameynayo baarlamaanka Soomaaliya .

Beydhabo  08 /May/2008  Waagacusub.com  
 
Ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhow Baarlamaanka dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka rogaya in ururada Midowga Yurub, Afrika iyo Jaamacadda Carabta ay wadaan qorshe ah hindise cusub oo dib u heshiisiinta dalka Soomaaliya lagu ambaqaadayo.
 
Hindisidahan cusub oo hirgelintiisa lagu beegay sanadka 2009-ka ayaa lagu sheegay in xubnaha ku jira Baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya lagu sameynayo isku shaandheyn iyo kala hufid, isla markaana xildhibaankii aan kalsooni ka heysan beeshiisa, degaanka uu ka soo jeedana aan wax ka geli karin laga qaadayo xubinnimada Baarlamaanka si booskiisa uu u buuxiyo xubin kale oo waxgal ah.
 
Hindisihan oo ah mid qabyo ah oo diyaarintiisa ay wadaan ururada Midowga Yurub, Afrika iyo J/Carabta ayaa marka uu dhamaystirmo loo gudbinayaa Q/Midoobay si go’aan uu isna uga qaato arrimaha dalka Soomaaliya iyo isbedellada siyaasadeed ee la doonayo in sanadka 2009-ka lagu sameeyo.

 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 


Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new