Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Xoogaga Gobanimadoonka oo la wareegay fariisimo cusub

Muqdishoi  08 /May/2008  Waagacusub.com  
 
Xoogaga Gobanimadoonka Soomaaliya ayaa la wareegay gacan ku heynta degaano ka tirsan Muqdisho sida Saldhiga Waaberi oo ay ku qabsadeen hub iyo saad fara badan,sida ay ku waramayaan Weriyaasha Waagacusub oo booqday.

Weriyaasha Waagacusub waxay sheegayaan in Saldhiga Waaberi deb la qabadsiiyay lagana sii daayay Maxaabiistii ku xirneed

dagaalyahanada qabsaday Saldhiga Waaberi ayaa la sheegay inuu horkacayay Mujaahid Abdulqadir Cali Cumar,waxayna sidoo kale kooxaha gobanimadoonka dagaalo ka wadaan agagaarka Number 4,Tarabuunka iyo jidka dheer ee Warshadaha.

Dagaalka Muqdisho ayaa  biloowday 8 saacadood kadib markii xoogagii ka dagaalamayay Muqdisho awoodooda la mideeyay,lagana gudbay qodob ay hore ugu dheganaayeen Al-Shabaab oo ahaa inay yihiin awood gooni u taagan.

Xoogaga dagaalada wado waxaa la hadal hayaa inay saldhigyadooda dib ugu laaban doonaan isagana baxayaan degaanada ay qabsadeen oo ay ka mid tahay Hotelka Ambasador.

" In ka badan shan boqol oo hore uga tirsanaa Al-Shabaabka Caalamiga ayaa dagaalka ka qeybgalay,waana laga gudbay wax la yiraa Al-Shabaab,waxaa dagaalku magaciisu yahay Jabhadda Gobanimadoonka Soomaaliya''ayuu yiri Sheekh Maxamud Sheekh Cumar oo ka tirsan xoogaga dagaalka wada.

Inkastoo dagaalada socda lagu tilmaami karo kuwii ugu xooga badnaa ee qaab xeeladeysan  lagu wajahay dowlada federalka hadana waxaa degaano ka tirsan Shabeeladda hoose laga helay meydad xoolo dhaqato ay goowraceen Itoobiyaanka.

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 


Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new