Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Soomaali lagu xirxiray Dalka Kenya.

Neyrobi  09 /May/2008  Waagacusub.com  
 
26 muhaajiriin ah oo si sharci daro ah ku soo galay dalka kenya oo u dhashay dalka soomaaliya ayaa lagu xiray magaalada Mombasa ee gobolka xeebta ee dalka Kenya,maalintii talaadadii ahayd oo ay xireen booliiska .

Madaxa booliiska ee magaalada Mombasa Patrick Wafula oo uu cadaynayay dhacdadani shalay saxaafadda ayaa waxa uu sheegay in saraakiisha booliiska ay jid gooyo dhigteen magaalada Miritini oo ku taala wadada wayn ee isku xirta Nairobi iyo Mombasa.

Mr.Wafula ayaa waxa uu intaa ku daray in 26_kani nin oo ay da,dooda u dhexeysay 30 ilaa 40 aysan wadan wax Document_ga safarada ah oo toos ah .

Mr.Wafula ayaa waxaa kale oo uu sheegay in dadkani muhaajiriinta ah ay su,aalo waydiinayaan booliiska ka hortaga argagixisada si bal wax looga ogaado qaabkii ay wadanka ku soo galeen.

Wafula ayaa waxa uu sheegay in booliiska ay shakiyeen ka dib markii muhaajiriinta sharci darrada ah ay waydiiyeen qof soomaali ah oo u turjuma iyaga oo aan garanayn Englishka amaba afka sawaaxiliga .

Waxa uu ugu dambayntii sheegay madaxa magalada Mombasa mr wafula in raggani laga shakisanyahay lagu soo oogi doono dacwad ah muhaajirnimo sharci daro ah marka ay dhamaato baaritaanka .

Kenya ayaa xiligaan si aad ah uga taxadareysa dadka soo galaya wadankeeda iyadoo kppaha la dagaallama argagixisada la geliyay haatan heegan sare.

Kenya ayaa lagu tilmaamaa wadanka afrikaanka ah ee ay soomaalida ugu badan soo gasho maalin walba.

Ma aha markii ugu horeysay ee soomaali lagu eedeynayo in ay si sharci darro ah u soo galeen gudaha dalka Kenya la xirxiro iyadoo xabsiyada kenya ay ka buuxaan soomaali isla dembigan ku eedeysan.

Nasteexo Maxamed
Nairobi - Kenya
Email: qaraaxo12@hotmail.com

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 


Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new