Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ

Muwadin Somaliyed oo lagu dilay dalka.south africa,+Sawiro

K/afrika  09 /May/2008  Waagacusub.com  
 
Xalay abarihii fidikii hore ayaa waxaa ay kooxo burcad ah dil u gesteen muwadin somaliyed ee kusugnaa dalka south africa,gaar ahaan tuulo lagu magacaabo strand,oo hoos timado magalada cape town,dalka south africa.



marxumka ladilay ayaa lagu magcaabi jiray NUUR BURAALE oo dadisa lagu shegay 34jir iyadoo manta galinkii danbo lagu aasay quburaha musliminta ee magalda cape town.

falkani ayaa waxaa gestay burcad south african ah oo werar ku soo qaday dukaanka uu ka shaqeynaye muwadinkan iyagoo mar qura xabad kusoo furay dukaankan,iyadoo sababtay inuu u geriyodo muwadinkaasi.

Sidoo kale waxaa dhawac kasoo garay muwadin kale somaali ah oo lagu magacaabo DAAHIR MAXAMED oo asagana dadisa lagu shegay 27jir dahir ayaa dhawac kasoo garay wadnaha korkisa iyadoo la dhigay isbital ku yalo magalada cape town si logu dabiibo inkastoo dahir xaladisa ayaa aad u wnagsan sida uu Waagacusub Media u shegay mid ka mid ah ehelada muwadinkaas oo lagu magacabo MAXAMED XUSEEN SHABLEY.

Gobta falkani ka dhacay ayaa waxaa gadaal kasoo garay police dalka south africa ayagoo shegay in ay ganacta kusoo dhigi donaan burcada falkani gesatay.

Sidoo kale dilkani foosha xune ayaa waxaa aad u canbareye qaar ka mid ah wax garadka ku dhaqan magalada cape town.

Sidoo kale somalida ku dhaqan dalkani south africa ayaa cabareysay Spitaalka ku yaalo xafada strand ee dalka K/afrika.

Spitaalkan ayaa waxa uu ku dhaqaaqay falala ka baxsan bin'aadinima ,iyadoo markii qof dhawaac ah loo keeno haduu ku geeriyoodo ispitalkan oo u kala baxo dhamaan xubnaha ugu muhimsan ee bin aadanka ,iyadoo sawirkani uu ka muuqdo muwadinkii xalay ku geriyoday xafada strand in qalin lagu sameye ay dhamaan ka maqan yihiin qar ka mid ah xubnihii bin aadanka ugu muhimsanaa iyadoo ay ka maqan yihin berka iyo xubno kale.



Si kastaba ha ahaate ma ahan markii ugu horesay oo dil togasho nuucan oo kale ah lagu fuliyo muwadin somaliyed,iyadoo dalkani horay lagu dilay boqolaal somali ah ee dalkani ku soo gali si qaxotinimo balse aay in badan ku wayen naftooda in kalena ay ku wayen qaar ka mid ah xubnahoda,ayadoo aysan jirin cid ka hadasho dilalkani lagula kacayo qaxotiga somaliyed hadii ay ahan lahed hay.adaha u dooda xuquuqul insanka iyo waliba dowlada south africa,

C/laahi xaaji
cape town-K/afrika
Email:xuduu10@hotmail.com

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new