Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
dagaal qasaaro nafeed geestay oo gowr dhaweed ka dhacay Isgoyska Towfiiq ee magaalada Muqdisho.

Muqdisho 10 /May/2008  Waagacusub.com  

Inta la ogyahay 10 ruux oo rayid ah ayaa ku dhaawacmay dagaal culus oo goor dhoweyd ka bilawaday agagaarka Isgoyska Towfiiq ee degmada Yaaqshiid ee waqooyiga magalada Muqdisho.

Dagaalkan waxaa uu u dhaxeeyaa ciidamo ka tirsan dowladda KMG ah iyo xoogaga hubeysan oo kasoo horjeeda, iyadoo labada dhinac hubka nuucyadiisa kala duwan ay isku adeeg sanayaan.

Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in xaaladda wali ay tahay mid cakiran, isla markaana xaafadaha kale ee halkaasi ku dhow dhow rasaasta si xoogan looga maqlayo.

Darhurnimadii saaka ayay aheyd markii qarax miino gaari Booyad ah oo ciidamada Ethiopia ay leeyihiin nawaaxiga Isgoyska Towfiiq lagula beeg saday, inkastoo wali qasaarihii halkaasi ka dhashay si rasmiga ah loo xaqiijin.

 
AbdiAziz Mohamed Elmi
Email:
xaaji7777@hotmail.com


 

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new