Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Ciidamo itobiyaah ah oo maanta dad rayid ah ku xasuuqay magalada Beydhabo ee xarunta Gobalka Bay.

Beydhabo 11 /May/2008  Waagacusub.com  

Ugu yaraan waxaa gariyootay ilaa 9 ruux oo rayid ah tiro inta la egna waa ay ku dhaawacmeen kadib markii maanta ay ciidamo itoobiyaan ah ay rasaas ooda ugu qadeen dad rayidka oo ku sugnaa bartamaha magaalada Beydhabo ee xarunta gobalka bay.

Dadkaan rayid ah ayaa lagu soo waramaaya in ay Ciidamada itoobiyaanka ay ka shikiyeen ka dibna ay rasaas ku fureen marxuumiintaas ,iyadoo Cidamada itoobiyaanka ay ay ilaalo ka hayeen Booyad ay leeyihiin oo biyo ka dhaansaneeysay Wakaalada Biyaha magaalada Baydhabo ee xaranta Gobalka bay.

Falkaan ee ciidamada itoobiyaanka ku dhaqaaqeen ayaa saameeyn weeyn ku yeeshay  dhaq dhaqaaqa ganacsiga iyo isku socodka gaadiidka ee Magaalada Baydhabo.


Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new