Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Ciidamada ka tirsan maxkamada islaamiga oo dhoolatus melatari ka wado qeybo ka mid Gabalka Gedo.

Buuradhuubo 11 /May/2008  Waagacusub.com  

Waxaa  maalmihii  ugu danbeeyay ka ka bilowday qeybo ka tirsan gobalka gedo dhoolo tus melatari oo ay ka wadaan Ciidama ka tirsan Midoqga Maxaakiimta Islaamka somaaliyeed.

Waxaa Arintani ayaa  si rasmi ah u soo shaac baxday Xili ay tageen Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo  Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga, kuwaasi oo habeenimadii magaalada Ka degay meel gees ah balse markii uu waaga baryay ay dhaqaaqeen dhanka magaalada Burdhuubo ee gobolka Gedo isla markaana  kula hadlay Boqolaal Dadweyn ah oo isugu soo Baxay goob Fagaara ah oo ka tirsan  Magaalada Buuradhuubo.

Max’ed Jabriil Xasan  oo  ka tirsan Sarakiisha hor keceeysa Ciidamadaasi  ayaa saaxaafada ugu waramay  ujeedada Socdaalkooda ee gobolka Ay tahay sidii ay ula jihaadi  lahaayeen Ciidamada Itoobiya  oo uu sheegay in ay ku sugan yihiin Qeeybo ka Mid ah Gobolka Gedo ee  Dalka Somaaliya.

“anaga ma dhihin kuwo dhibaato wado balse  Waxaan la dagaalameeynaa Ciidamada Itoobiya  meel kasta ay joogaan iyo kuwa u adeegaya” ayuu Yiri Sarkaalkasi u hadlayay Ciidamada Maxaakiimta Islaamiga ee ku sugan Magaalada Buuradhuubo ee Gobolka Gedo.


Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new