Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

     
 
 
 

Danjire Cali Ameriko oo Qaabiley Saxafiyad Shan Xabadood Ku dhifteyn Alshabaab+Sawiro

13 Janaury 2012 Waagacusub.com- Xoriyo oo dabayaaqadii bishii Diseember ee sanadkii tagay soo gaartay magaalada Nairobi ayaa waxa uu safarkeedu ku aaddanaa sidii ay adeeg caafimaad oo dheeriya uga heli lahayd isbitaalada ku yaalla caasimadda Nayroobi, waxaana saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay baaritaano dheeriya ku sameynayay dhakhaatiir Kenyaan ah oo uu fadhigoodu yahay caasimadda Nairobi.

Guddoomiyaha Saxafiyiinta Qurba joogga ah ee Dalka Kenya Cabdiqafaar Axmed Shire oo kullanka goob joog ka ahaa ayaa Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko uga warbixiyay xaalada caafimaad ee wariye Xoriyo Cabduqaadir iyo jawaabta baaritaanada caafimaad ee lagu sameeyay Xoriyo Cabduqaadir oo ay shan xabadood ku dhufteen maleeshiyaad iyagu sheegtay iney taabacsan yihiin kooxda Al-Shabaab.


Guddoomiyaha ayaa sheegay iney Wariye xoriyo u geeyeen dhakhtar inkabadan 40 sano takhasus u leh dhinaca qaliinka oo lagu magacaabo Richard Wambwa kaasi oo fariista xarunta Upper Hill Medical Center ee magaalada Nairobi kaasi oo wariye xoriyo u diray baaritaano caafimaad oo ku aaddan qaliimadii horey looga sameeyay saableyda.


“Dhkahtarku waxa uu noo diray baaritaano la xiriira dhaawcii iyo qaliimadii lagu sameeyay wariye Xoriyo Cabduqaadir, waxaana baaritaankaas lagu sameeyay shaybaarka weyn ee Isbitaalka Jaamacadda Agha Khan ee magaalada Nairobii” Sidaasi waxaa danjiraha iyo warbaahinta oo goob ka ahayd tilmaamay Cabdiqafaar Shire.



Waxa uuna intaasi raaciyay in baaritaanadii dhinaca Iskaanku sheegay ay tilmaameen in qaliinkii horey loogu sameeyay wariye Xoriyo Cabduqaadir uu noqday mid lagu guuleystay islamarkaana ay caafimaad qabaan xubnihii dhaawacydaasi ay saameeyeen oo ay kamid ahaayeen Beerka, sambabada iyo sidoo kale feeraha bidix oo jabniin ay u geysteen 5-tii xabadood ee lagu dhuftay wariye Xoriyo Cabduqaadir.




Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Kenya ayaa ballan qaaday iney wixii awoodooda ah ay la garab taagan yihiin xaaladda caafimaad ee Wariye Xoriyo Cabduqaadir isagoona aad u dhaleeceeyay cidii dhaawacday gabadhaasi oo wakhtigaasi kasoo baxday shaqadeeda isla markaana nafteeda u hurtay sidii ay ummadda Soomaaliyeed ugu shaqeyn lahayd.




Xoriyo waxay mahad weyn u soo jeedisay dhakhtarkii qaliinka ku sameeyay Dr Cabduqaadir Maxamed Jaamac “Dhegacadde” oo ahaa dhakhtarkii qaliinka ku sameeyay Xoriyo gudaha magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.



Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

 

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

 

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3