Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

       

 
 
 
Waagacusub Media: Website-ka Weriyeyaasha Soomaaliyeed 2009
 

Waagacusub English News Clickhere

Somalia:Local media takes tough stand Clickhere

Badweynta nolosha: sideed fikradood oo miisaan Caafimaad leh

Mogadishu 14 March 2009 Waagacusub Media
Xubinta Caafimaadka oo lagu soo kordhiyay Waagacusub Media,barnaamijka Badweynta nolosha waxaanu ku eegeeynaa 8 fikradood oo xambaarsan fariimo Caafimaad:-
 

• Naaska nuuji ilmaha yar.
• Ku bilaaw in yar oo cunto ah marka ilmuhu gaaro 5 ama lix bilood.
• Ku cabir inta aad siineyso hal qaadada cuntada ah inta sano uu jiro. Tusaale, hal qaado ilmaha halka sano Jira iyo labo qaado ilmaha labada Sano jira.
• Sii cabitaan 100% furudka laga sameeyay laguna darin sonkor. Haddii uusan aheyn 100% juus, cab in aan ka badneyn hal galas maalintii.
• Cun 5 qeybood oo fruto iyo qudaar ah maalintii.
• Samey dhaqdhaqaaq jirkaaga ah hal ama labo saacadood maalintii.
• Ku ekey labo saacadood oo keliya Maalintii fiirinta tiifiiga, cayaarta fidiowga iyo combiyutarka.
• Bar caruurta iney ogaadan marka eey dharagsan yihiin. Ha ku qasbin iney cunaan in ka badan inta eey cuni karaan.By Somali Doctors
Halkaan ka dhageyso Wareysi Madaxa ASOJ

Waagacusub Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso

Halkaan ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal

Barnaamijka Tijaabi Codkaaga Dhageyso

Dhageyso dabaal dega Gor Gor Media Group

Madaxweyne Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso 

Cumar Xaashi  Dhageyso Wareysigiisa

 Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new