
Mr Daud ayaa waxaa lagu arkey Kulankii habeenkii xaley
ay juventus la ciyaartey naadiga Bologna kaa oo ku soo
idlaadey 4-1 oo ay juve ku adkaatey waxana xidiga
somaliyeed lagu keeney bedel isaga oo bedeley Giovinco
daqiiqadii 88aad.

Si kastaba ha ahaatee weeraryahankan soomaliyeed oo ka
soo jeeda qoys sporti ayaa waxaa uu soo jiitey
taageerayaal aad u fara badan isaga oo awooda uu u
leeyahay xukumida kubadda iyo ku dhaqaaqisteeda la
sheegey inay keentey in ay soo dalbadaan naadiyo dhowr
ah oo ka dhisan caalamka gaar ahaan qaaradda yurub.
Dhowaan
ayuu xiddigan Daud waxaa uu heshiis cusub ee
professional deal la galey naadiga Juventus oo iyada
diidaneyd dalabyo xoogan oo ciyaaryahankan mustaqbalka
leh kaga imaanayey naadiyo badan oo ay westham iyo
Tottenhum ka mid yihiin,waxaana lagu guuleystey in uu
qalinka ku duugo heshiis gaaraya ilaa 2013.
Ayub Daud Jeenyo ayaa Dhamaadkii ciyaartasi waxaa uu la
hadley saxaafadda isaga oo sheegey inuu aad ugu
faraxsanyahay in uu ka garab ciyaaro xiddigo waaweyn oo
magac ku leh caalamka.
Aad ayaan ugu fekeraayey weligey in aan gaari doono
heerkan waayo waxaa aan heshiis la galey Naadi weyn oo
caan ah oo aniga oo 9 jir ah igu soo dhoweysey halkan,
ayuu u sheegey Calciomercato.it
Mar
la weydiiyey sida uu u jecelyahay qarankiisa soomaliya
waxaa uu yiri haa aad ayaan u jeclahay in mar aan u
ciyaro oo aan xirto funaanada xulkeyga soomaliya laakiin
hadii azzuri aan u ciyaaro ma aha wax xun waana ku
taamayaa taasi ayuu hadalkiisa ku soo afmeerey ayub Daud
oo 8 gool ku qaadey Tartankii Viareggio Carnival Cup, oo
ah mid ka mid ah tartamada ugu muhiimsan ee youth
competitions in Italy.
Waa kuwan Ciyaartoydii Juventus ee la cayaartey naadiga
bologna kuna idlaadey 4-1 oo juve ay ku adkaatey waxaana
ku jira liiska xiddiga 19 jirka ah ee ayuub daud
weeraryahanka taariiqda ka galey sportiga somalia.
Juventus: Buffon; Grygera, Mellberg, Chiellini, Molinaro;
Salihamidzic, Marchisio, Tiago (Poulsen 46), Giovinco (Daud
88); Iaquinta, Del Piero (Immobile 90).
Cabdul_ Xafiid Cabdul_samad
Zaciimka
zaciimka02@hotmail.com
phone+2525 990500 or 2521 5517722
Halkaan ka dhageyso
Wareysi Madaxa ASOJ
Waagacusub
Media: Kulmiyaha Suxufiyiinta Soomaaliyeed
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Part 2 Dhageyso
Halkaan
ka akhriso Englishka
Qore By: Elizabeth Withey,
Turjume By: Dahir Abdulle Alasow
Photograph by: Rick MacWilliam,
The Edmonton Journal
Barnaamijka
Tijaabi Codkaaga Dhageyso
Dhageyso
dabaal dega Gor Gor Media Group
Madaxweyne
Geelle oo khudbad dheer jeediyay Halkaan ka dhageyso
Murtida iyo Majaajilada Waagacusub Dhageyso
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new