Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2012

     
 
 
 

Daawo Video:- Wasiir ka soo jeeda beesha Siilaanyo oo feer looga saaray doorashadii Berbera - Fadeexad


21 December 2012 Waagacusub.com- Wasiir ku xigeenka Amniga ee Somaliland oo ka soo jeeda beesha Madaxweyne Siilaanyo ayaa feer iyo fara laab looga saaray Xarunta Golaha degaanka Berbera kadib markii uu isku dayay inuu hor istaago doorasha gacan taaga oo Xildhibaanada cusub ku dooranayeen Duqa Magaalada iyo ku xigeenkiisa.


Wasiir ku xigeenka ayaa markii dibada loo tuuray oo albaabada laga xirtay wuxuu oohin iyo tolaayeey la hor fariistay gurigii doorashada ka socotay taas oo ka marqaati kacday inay waali ku sugan yihiin Wasiiradda Maamulka Siilaanyo oo dhaqankoodu noqday xoog sheegasho iyo boob.


Wasiirka albaabka laga xirtay wuxuu u dagaalamayay in Mayor ku xigeenka Berbera laga dhigo nin u dhashay beeshiisa Habar jeclo.

Madaxweyne Siilaanyo wuxuu dagaal qaraar ugu jiraa inuu degaanka Somaliland qasab ugu beero dad u dhashay beeshiisa laakiin beesha Ciise Muuse ayaa damacooda ka dhigtay riyo maalmeed.

Golaha degaanka Berbera ayaa si rasmiya u doortay Maayorka Magaaladda Berbera.

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3