Shacabka Khatuma state oo banaabax culus ka dhigey Nairobi + sawiro.
22 Janaury 2012Waagacusub.com-Abaarihii Salaada Casir ee shaley ayaa magaalada nairobi gaar ahaan Xaafada Somaalida dagantahey ee Islii waxaa ka dhacey Banaabax culus oo shacabka Khatumo state uga dibadbaxayeen xasuuqii ka shaley ka dhacey Magaalada Laascaanood.
banaabaxyaashaan careysan ayaaa ahaa kuwa kor dhafaayey Boqool isugu jro caruur iyo ciroolaba Islamaarkaana cagta soo mariye qeybaha kale duwan ee ka kowbantahey Xaafada Islii ee Magalaada nairobi.
sidoo kale dibadbaxyaashaan ayaa waxa ay ku dhawaqayeen dooni mayno somaaali diid ,somaalidiidow hadaan ka tashaney maxaa no dabo ordey iyo kuwo kalow farabadan oo ay ku muujinayeen shacuurtooda iyo sida ay ugu xunyihiin Xasuuqa shaley magalada laascaanood ka geysteen Maamulka Silaanyo.
Dibadbaxyaashaana ayaa meeshee somaaraanba waxa kaga soo biirayey dad careysan taasow ka dhigtay banaabaxa mid baaxadiisa wayntahey islamarkaana ee ku dhanyihiin dhamaan shacabka Khatumo state ee ku nool Xaafada Islii ee magaalada Nairobi.
Dibadbaxaan ayaa si xasiloon kusoo dhamaadey iyagow aan la kulmin amaan xumo islamarkaana shacabkaan ee soo bandhigtey dareenkooda ku aadana xasuuqii shaley maaamulka Silaanyo u gesyteyn shacab ku dhex banaanbaxayey magaalada Laascaanood.
--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader
of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com,
and outstanding commentator with fearless check on actions
of the political groups and others players through investigative
journalism, plus defender of the public interest and
voice to the voiceless through "the truthful tip
of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes
destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde
Waagacusub is Investigative media
with sense of professionalism, fearless in cultivating
the truth, informative, unbiased, independent, educative,
a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org