
Tacsi ku socoto reer Xaji Bood.
Hooyo Xalimo Nuur Aadan
Abti Aadan Nuur Aadan
Cabdi rashiid Xasan Nuur
Weriye Fartuun Cali Xuseen (Milaano)
Wardo Cali & dhamaan Weriyaashaa Wagaacusub
Media,dhamaan qoyska reer Nuur Aadan Cali (Reer Nuur
Fareey)
waxay u tacsiyenayaan
Cabdulahii Xaji Bood
Haboon Cabdulahi Bood
Xaawo Cabdulahi Bood
Cali Cabdulahi Bood
Cabdirisaaq Cumar Bood
iyo dhamaan qoyska reer Bood Colow Waxaan uga
tacsideeynaynaa geeridii naxdinta laheyd ee ku timid
Marxuum Dr Xuseen Xaaji Bood oo ku geeriyooday
Magaalada Nairobi ee dalka Kenya alaha u naxaristo
janadii fardowsa ahedna alaha ka warabiyo
aamin aamin
Inaalilhaa waa inaa ilaahii
rajucuun