Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2012

     
 
 
 

Maxay ka siman yihiin Somaliland iyo Al-Shabaab - Daraasad Dahir Alasow.


24 December 2012 Waagacusub.com- Todobaadkaan waxaan daraasad kooban ku sameeyay waxyaabaha ay ka siman yihiin Somaliland iyo Al-Shabaab.
Maamulka Somaliland iyo Al-Shabaab waxay ka siman yihiin.
Hogaamiyaha Al-Shabaab magaciisa waa Ahmed,halka Madaxweynaha Somaliland magaciisu yahay Ahmed.waxayna ka soo wada jeedaan gobolada Waqooyi.


Al-Shabaab waxay neceb yihiin Calanka Jamhuuriyadda Somalia oo degaanada ay ka taliyaan lagama taagi karo ,halka Maamulka Somaliland sidoo kale neceb yahay Calanka Jamhuuriyadda Somalia oo degaanadooda laga taagi karin.

Al-Shabaab iyo Maamulka Somaliland waxay ka siman yihiin Towxiid ku qoran Calamadooda,kan Somaliland waxaa ku qoran Towxiid,kan Al-Shabaab waxaa ku qoran Towxiid.
Somaliland iyo Al-Shabaab waxay ka siman yihiin adeegsiga erayga Mujaahid iyo Mujaahidiin ,waxayna qof Muslima oo walaalkiis dilay ama dilaya ugu yeeraan Mujaahid .
Madaxweynaha Somaliland Ahmed Siilaanyo wuxuu u dhashay qabiilka Isaaq,.
Amiirka Al-Shabaab Ahmed Godane wuxuu u dhashay qabiilka Isaaq.
Labada Ahmed waxay ka siman yihiin Cunsuriyada iyo burburinta Koofurta Somalia.
Labada Ahmed waxay ka siman yihiin qadiyada madaxbanaanida Somaliland.
Labada Ahmed waxay ka siman yihiin adeegsiga erayga Faqash.
Labada Ahmed waxay ka siman yihiin fulinta iyo difaacida danaha Dhiigshiil (Dahabshiil)
By Dahir Alasow

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3