Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Media 2012

     
 
 
 

Topnews:- Qiimeeyn beelaha Somaliland ee Midnimada raba.


24 December 2012 Waagacusub.com- Somaliland kama jirta Dimoqoraadiyad ,waxaa bulshada lagu qasbayaa inay fuliyaan rabitaanka asxaab dhaqankoodu yahay sida dhaqamadii Naasiga iyo faasiyiintii soo maray dunida.


Beelaha iyo Siyaasiyiinta looma ogola inay si Dimoqoraadiya u cabiraan rabitaankooda .tusaale ahaan Siyaasiyiinta u dhashay Somaliland ee doonaya inay furtaan Xisbiyada Midnimada jecel lama ogala.
Asxaabta ka jirta Somaliland ee dhamaantood u dhashay beelaha dhexe waxay ku dhaqmayaan qaabkii Naasiga,waxayna leeyihiin waa nala dilay ,waana dhaqankii Hitler.

Xasuuqii arxanka darnaa ee Hitler wuxuu ku bilaabay Jarmalka xaqooda waa la duudsiyay.kadibna wixii uu dunida ka geystay waa la ogaa,
Dhaqankaan waxaa ku dhegan Xulufadda Faysal Cali Waraabe oo ku dhegan waa nala dilay anaguna waa inaan dadka leeynaa.,
Faasigii Muuse Niiliga ,waa la ogaa waxay ka sameeyeen Koofurta Somalia sida markii Wabiga looga tilaabi jiray dadka Soomaaliyeed,waxayna ahaayeen kuwii aaminsanaa in iyaga mooyee cid kale jirin.taas oo la mida hab dhaqanka Asxaab siyaasadeedyada ka soo jeeda beelaha dhexe ee Somaliland.
Hadii Dimoqoraadiyad ka jirta Somaliland waxay ahayd in beelaha wada dega la tixgeliyo rabitaankooda ,oo aan lagu qasbin inay Somalia qasab uga go-aan hadii ay diidaana la xasuuqo,
Inta aan u guda gelin falanqeynta guud ee sheekadaan marka hore waxaan idiin soo bandhigayaa beelaha dega Somaliland ee raba midnimada Somalia kana soo horjeeda gooni isu taag iyo kala go.
Garxajis : 80% waxay rabaan Midnimada.
Ciise Muuse: 60% Waxay rabaan Midnimo
Sacad Muuse : 30% Waxay rabaan Midnimo
Habar jeclo: 40 % Waxay rabaan Midnimo
Dhulbahante : 90 % Waxay rabaan Midnimo
Samaroon : 80 % Waxay rabaan Midnimo
Ciise : 80% Waxay rabaan Midnimo
Warsengeli: 90 % Waxay rabaan Midnimo
Faqashini 90% Waxay rabaan Midnimo
Others 90 % Waxay rabaan Midnimo
Marka la isku daro tiradaan waxay ka marqaati kacayaan sida beelaha Somaliland uga soo horjeedaan dhaqanka Naasiyiinta iyo Faasiyiinta ee Asxaabta ka jirta Somaliland.

Topnews:-Madaxweyne Gargurte oo Somaliland u ogoladay daakhiliyad 10 sano

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

waagacusubmedia@gmail.com


 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl 1
Dikaan Jaceyl 2
Dikaan Jaceyl 3
Dikaan Jaceyl 4
Dikaan Jaceyl 5
Dikaan Jaceyl 6
Dikaan Jaceyl 7
Dikaan Jaceyl 8
Dikaan Jaceyl 9
Dikaan Jaceyl 10
Dikaan Jaceyl 11
Hees Dhiigshiil
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Fanka 5 Jiir Dhageyso
Fanka 6 Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees l Xaayoow
Xasuus Riwayad
Hees Xildhiban
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyalada PM Gaas 1
Qabyalada PM Gaas 2
Qabyalada PM Gaas 3