Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Topnews:- Gaarigii Saadka Ciidanka Somaliland oo gacanta u galay SSC +Video Sawiro

27 Janaury 2012 Waagacusub.com-Damaashaad iyo dabaaldegyo ayaa ka biloowday gudaha Magaaladda Buhodle kadib markii dagaalyanada taabacsan maamulka Khaatuma State of Somalia ka qabsadeen Ciidanka Somaliland gaari waaraada oo hub fara badan ku rarnaa.

Gaariga Waaraadka iyo laba Baabuurta raaxada ah oo ay ka carareen horjoogayaasha Ciidanka Somaliland ayaa si xarago leh loo dhexmariyay Magaaladda Buhodle iyadoo baabuurtana ay dushooda buux dhaafiyeen dhalinyarada reer Buhodle.

Gaariga Waaraadka waxaa lagu qabtay sedex askari oo darawalkii wadaha ka mid yahay,waxaa kale oo Ciidanka Khaatumo State gacanta ku dhigeen lix Maxaabiisa inta ila wareedyada madaxabanaan xaqiijiyeen.

Meydad fara badan ayaa tuban degaanadii lagu dagaalamay ee Shangale iyo Sooljoogto ,waxaana la sheegay in meydadka u badan yihiin Caruur iyo haween reer Buhodle ah oo jiida dagaalka isku shubay,

Ciidanka Somaliland waxaa dagaalka uga dhintay lix askari halka 27 ku dhaawacmeen.


Ciidanka Somaliland ayaa madaafiicda goobta garba siman ugu garaacay jiida dagaalka hasse yeeshee dagaalka ayaa sii xoogeeystay ka gadaal markii ay safka hore ee dagaalka galeen Ciidamo ay kala hogaaminayeen Madaxweynaha Khaatuma State Axmed Garaash iyo Cali Khaliif Galeydh.

Cali Khaliif Galeydh Ciidan uu wato ayaa la sheegtay inay nolol ku qabteen Sarkaalkii horkacayay Ciidanka Somaliland kaas oo lagu magacaabo Axmed Aakhiro hasse yeeshee ma jiraan cadeeymo ka marqaati kacaya sheegashadooda.
Taliye Axmed Aakhiro oo aan isku day inaan la xiriirno ayuu telefoonkiisa gacanta ka maqan yahay Hawada,wuxuuna u dhashay qabiilka Isaaq gaar ahaan Sacad Muuse.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo aan khadka telefoonka kula hadalnay ayaa ka gaabsaday inuu xaqiijiyo wararka sheegayo in nolosha lagu qabtay Axmed Aakhiro balse wuxuu Waagacusub u sheegay in reer Buhodle ka qabsadeen gaari Ciidanka Somaliland u siday Saadka kaas oo taarikadiisu tahay 566.



Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

 

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

 

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3