Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Top:- Faysal Cali Waraabe oo loo bixiyay magacyo badan.

27 Janaury 2012 Waagacusub.com-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe oo loo aqoonsaday Siyaasiga sanadka 2011 ee Somaliland ayey bulshada ku hadasha afka Somaliga u bixiyeen magacyo badan oo laga xusi karo Faysal Daacad,Faysal Samir, Faysal Biqleeye,Faysal Daalacan,Faysal dhab ka hadal,Faysal runsheeg iyo Faysal tolwaaye.

Inkastoo Faysal Cali Waraabe yahay hogaamiye Seef la booda hadana wuxuu astaan u noqday daacadnimo,eex la’aan iyo iyo Nabad Jaceyl .
Faysal Cali Waraabe oo Hay’adaha Nabadda iyo Dimoqoraadiyada aduunka qaarkood sheegeen inay siinayaan Bilada sanadka waxaa cirka isku shareeray taageerayaashiisa kadib markii uu Warbaahinta ka jeediyay hadalo nabad iyo cadaalad huwan.


Faysal Cali Waraabe wuxuu dulqaad iyo samir ka muujiyay habkii foosha xumaa ee loogu xadgudbay Xisbiga UCID.
Faysal wuxuu si Cadaalad ku dhisan uga hadlay sedbursiga beesha uu ku dhashay kula kacday beelaha Somaliland la dego,wuxuuna tibaaxay hadalo ka marqaati kacay inuu yahay nin qabyaaladu kala weyn tahay sinaanta iyo Cadaaladda.


“Xilalkii ugu sareeyay Madaxtinimada Somaliland anagaa isku taxnay,shantii Wasaaradood ee ugu fiicneed anagaa qaadanay hadaba ma socon karto sheekadaan ee waa in beelaha nala degan la siiyaa saamigooda”ayuu yiri Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay banaanbax ka dhacay Hargeysa.
Faysal oo lagu musuqmaasuqay doorashadii Madaxtooyadda Somaliland uma dhaqmin sida lagu yaqaan hogaamiyeyaasha Afrika maxaa yeelay xukunka kuma raadin qori caaradiis sidoo kalena ma noqon nin ka carooda ee wuxuu sheegay inuu mar dambe isu taagi doonin Madaxweynenimada Somaliland .
Rajo beelka uu Faysal ku shaaciyay inuu isu sharaxi doonin tartanka Madaxtooyadda oo dad badan ku fasireen inuu ka carooday qaabka shacabka Somaliland ula garan waayeen wanaaga uu la jecel yahay ayuu markale tuhunkii laga qabay meesha ka baxay ka gadaal markii uu Warbaahinta ka soo muuqday isagoo cod dheer ku dalbanaya inaan Somaliland la burburin oo beelaha wada dega saamigooda la siiyo.
“ Beesha Gadabuursi iyadaa Calanka Somaliland keentay oo ninka sameeyay wuxuu ahaa reer Borama,meesha lagu dhisay Somaliland waa halkaan Borama sidaas darteed in maanta la xumeeyo ,oo la xasuuqo ma istaahilaan laakiin waxaa nagu dhacay hogaan xumo”ayuu yiri Faysal Cali Waraabe oo ka hadlayay Borama.
Faysal waloow uu yahay seef la bood mararka qaar hadaladiisa laga dhadhansado hanjabaad iyo inuu Somalinimo u hadlin hadana waa nin ku wanaagsan Diinta Islaamka,necebna beenta oo warka laabtiisa ku jira si hufan u gudbiya wixii uu yahay xumaan iyo samaanba.
Si kastaba ha ahaatee,Siyaasiyiinta Somaliland ma jiro siyaasi dhab ka hadalka iyo daacadnimada kala mida Faysal Cali Waraabe.



Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

 

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

 

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3