Saxaafadu Malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 

 

     
 
 
 

Top:- Daawo Meydadka iyo Maxaabiista Somaliland ee Dagaalkii Buhodle

28 Janaury 2012 Waagacusub.com-Wariyeyaal ka tirsan Warbaahinta Waagacusub oo booqday Jiida dagaalka ee Sooljoogta ayaa Video iyo Sawiro ka soo qaaday Meydadkii askarta Somaliland ee looga cararay jiida dagaalka.sidoo kalena waxay Wareysi Video la yeesheen sedex Sarkaal oo ka mida Maxaabiista la qabtay.

Meydadka la soo duubay waxaa ku jira sarkaal madaxa laga jaray

Saraakiisha Somaliland ee lagu qabtay dagaalka oo midkood dhaawac yahay waxay sheegeen inay u dhasheen qabiilka Gadabuursi iyo Ciise Madoobe,

Muuse Yoonis oo ka tirsanaa Ciidanka Somaliland 21 sano wuxuu u dhashay qabiilka Ciisaha gaar ahaan raaska reer Geeddi.

Mahdi Cilmi Xuseen oo ka tirsanaa Ciidanka Somaliland 15 sano wuxuu u dhashay qabiilka Gadabuursi gaar ahaan Habar Cafaan Muuse Fiin.1485 Number

Maamulka Khaatuma State ma rumeeysna inay yihiin Gadabuursi laakiin waxay sheegeen inay sii deyn doonaan hadii ay Gadabuursi,Ciise ama Garxajis noqdaan.


Halkan ka daawo Video Dagalka



Dhageyso Barnaamij gaara Gabayo+Khudbado+Heeso Wadaniya

--
Dahir Alasow, A senior Radio and TV journalist, a leader of a press watchdog ASOJ, the editor of waagacusub.com, and outstanding commentator with fearless check on actions of the political groups and others players through investigative journalism, plus defender of the public interest and voice to the voiceless through "the truthful tip of his truth pen"
"Tribalism provides NO shelter; it ONLY causes destruction."
"Dugsi Male Qabyaaladi Waxay Dumiso
Mooyaane" Cabdullaahi Suldaan Timacadde

http://www.dahiralasow.com
Tel: +31684863567
dahiralasow@asoj.org
dahir.alasaw@raadtv.com
dahiralasow@waagacusub.com
www.waagacusub.com
www.asoj.org

 

By Dahir Alasow

Waagacusub is Investigative media with sense of professionalism, fearless in cultivating the truth, informative, unbiased, independent, educative, a role model and a voice to the voiceless.
By Dahir Alasow
+31684863567
Dahir.alasow@asoj.org

Hees Dhiigshiil ha dhigan Download here MP3

 

Waagacusub Media

The Largest Media in Somalia

WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new

 

 

Xasuusta USC 1
Xasuusta USC 2
Xasuusta USC 3
Xasuusta USC 4
Xasuusta USC 5

Dikaan Jaceyl Part 1
Dikaan Jaceyl Part 2
Dikaan Jaceyl Part 3
Dikaan Jaceyl Part 4
Dikaan Jaceyl Part 5
Dikaan Jaceyl Part 6
Dikaan Jaceyl Part 7
Dikaan Jaceyl Part 8
Dikaan Jaceyl Part 9
Dikaan Jaceyl Part 10
Dikaan Jaceyl Part 11
Hees Dhiigshiil Download here
Raadraaca Fanka 1 Hibo Nuura maxaad ka taqaan
Raadraaca Fanka 2 Samatar maxaad ka taqaan Dhageyso
Raadraaca Fanka 3 Saado Cali waa tuma Dhageyso
Raadraaca Fanka 4 Xasuustii Kooxda Heegan Dhageyso
Raadraaca Fanka 5 maxaad ka taqaan Laxamiiste Jiir Dhageyso
Raadraaca Fanka 6 maxaad ka taqaan Macalinka dhaantada Baarleex Dhageyso
Gabay Kaariye 1
Tartanka Gabayada
Gabay Bacadle 1
Gabay Yamyam 1
Sunday Music 1
Sunday Music 2
 
Xuska M X Cigaal dhageyso wareys
 
Hees Maxamed Gacal Xaayoow
Xasuus Riwayad banadiri dhageys
Hees Xildhiban ma noqonkaro Dhagey
Al-Shabaab Part1 Dhageyso
Al-Shabaab Part2 Dhageyso
Al-Shabaab Part3 Dhageyso
Al-Shabaab Part4 Dhageyso
Al-Shabaab Part5 Dhageyso
Al-Shabaab Part6 Dhageyso

Qabyaaladda PM Gaas 1
Qabyaaladda PM Gaas 2
Qabyaaladda PM Gaas 3