Somalia
Latest News English
Khawaarijta
oo burburinaya Masaajidada Marko+Sawiro

Marko
28 June 2009 Waagacusub Media.
Kooxaha Khawaarijta la baxay Al-Shabaab
ayaa burburin ku bilaabay Masaajidada Alle,Magaaladda
Marko ee gobolka Shabeeladda Hoose.
Muuqaalka sawirka aad arkeeysaa,waa Masjidka ugu weyn
Magaaladda Marko ee Masjidka Aw Cismaanka,wuxuuna ka
mid noqday Masaajidadii ugu horeeyay ee baldoosarka
ay geliyeen.


Listen
Radio1 Radio2
Radio3 Radio4
Radio5 Radio6
Radio7 Radio8
Radio9
Nin wejiga u duuban yahay oo Magaalada la dhexmarayay
qalabka Warbaahiya ee gaadiidka lagu xiro ayaa sheegayay
in dadweynaha gacan ka geeystaan hoowlgalka lagu burburinaa
Masaajida ku sheega Marko,waa sida uu hadalka u adeegsadee.

Ninka hadlayay oo la sheegay inuu yahay ninka ugu gabood
falka badan Marko,wuxuu dadweynaha ku qancinayay inay
dhisi doonaan Masaajido lagu dukado Salaada,kuwaas oo
dadkuna ku sheegeen xaruumaha Tagfiirka.

Burburinta ay ku kaceen Khawaarijta ee Masaajidada Marko
ayaa noqoneysa tilaabadii ugu xumeed ee taariikhda ka
dhacda Somalia.


Inkastoo ujeedkoodu burburinta ay tahay inay dadka Islaamka
ka hor istaagaan cibaadadooda hadana waxaa la yaaba
waxa ay shacabka Soomaaliyeed sugayaan,maadama ay Khawaarijta
la mareeyso inay dumiyaan Masaajidada faca weyn,baaxada
weyn ee lagu cibaadeeysanayay mudo qiyaas ahaan ka badan
nus qarni.

Marko kuma noola qof madaxa kor u qaadi karaa,waxaa
habeen walba gabdhahii ku barbaaray loo qalaa rag ajnabiyiina
oo ka mida kooxda Khawaarijta Al-Qaeda waxayna xaajadu
maree in qofkii lala soo xiriiro ee magaca Shabaab lagu
soo hadal qaado uu telefoonka tuuro.

Abdi Wahid Nur Baadshaa
koonaa6@hotmail.com
Waagacusub Editor
Capetown-Somalia
Questions
and Answer about Sheik Mohamud Ow Abdulle Ariif
Email: waagacusub@waagacusub.com ama
dahiralasow@yahoo.com
Waagacusub Sunday Music Part3 Dhageyso
ama Download
Waagacusub Sunday Music Part2 Dhageyso
ama Download
Sunday Music-Heesahii Radio
Mogadishu Dhageyso
ama Download
Waagacusub
Media
The
Largest Media in Somalia
WaagacusubOnline@yahoo.com
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI that meeting
was discused the objective of the asoj and
was
nominated new