Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Topnews:- Saraakiishii ugu sareysay Shabaabka Caalamiga oo Mareykanka dhuuso mareeb ku dilay.

Dhuusomareeb  0 1/May /2008  Waagacusub.com  

tobaneeya ka mida Saraakiisha sare ee Shabaabka Caalamiga Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inay ku geeriyoodeen gantaal ay diyaaradaha Mareykanka la heleen Xarun ay ku sugnaayeen oo ku taal Xaafadda Waberi ee Magaaladda Dhuuso Mareeb.

Taliyaha Ciidamadda Shabaabka Caalamiga ee Soomaaliya Aadan Xaashi Ceyroow ayaa ku geeriyooday duqeynta ay diyaaradaha Mareykanka la beegsadeen gurigiisa Dhuuso Mareeb.

Sida ay Waagacusub u xaqiijiyeen dadka degaanka Dhuuso Mareeb iyo ila wareedyo Melleteri,wuxuu gantaalkaas guud ahaan dhulka dhigay guri uu lahaa Aadan Xaashi Ceyroow oo laga soo saaray,sagaal meyda, in ka badan 27 dhaawaca iyo hilbo go go'an.

Gantaalka lala bartilmaameedsaday guriga ay ku sugnaayeen qaar ka mida Saraakiisha ugu sareeysa Shabaabka Caalamiga ee Soomaaliya ayaa noqonaya duqeyntii ugu horeysay ee Mareykanka ay ku guuleeystaan,waxaana weli gurigaas laga soo saarayaa meydad fara badan oo ay ka mid yihiin hogaamiyaasha ugu caansan Al-Shabaab.

Ila wareedyada lagu kalsoon yahay waxay xaqiijinayaan in duqeynta diyaaradda Mareykanka ee AC130  ay ku geeriyoodeen hogaamiyaasha Shabaab sida Amiirka Axmed Godane,Taliyaha Aadan Ceyroow ,taliye ku xigeenka Ibrahim Xaaji Jamac,gudoomiyaha marjaca iyo Saraakiil badan oo kale

Dadka reer dhuuso Mareeb ayaa fagaya burburka guriga la duqeeyay,si ay uga soo saaraan Saraakiil dhaawaca hadii ay jiraan.

International Al-Shabaab ayey duqeyntu qabsatay xilli ay shir deg dega ku lahaayeen guriga waxayna qaarkood ka tegeen Ceelbuur.

Waagacusub waxaa 22/03/2008 lagu faafiyay war ku saabsanaa,Xukumadda Washington oo howlgalo Melleteri ka fulineyso Somalia.hadaba si aad warkaas u akhristid,halkaan Riix

Warkaam xaqiiqada ku dhamaaday,waxay akhristayaasha Waagacusub qaar noo soo dirayeen Emailo ay ku sheegayaan inuu yahay wax kama jiraan,ayna Weriyaasha Waagacusub iska mala awaaleen laakiin dabcan caawa xaqiiqo ayuu noqday.

Inkastoo ay saacadu tahay xilli saqdhexe hadana waxaan idiin soo gudbin doonaa,ugu dambeyn heerka khasaaraha wararkeena dambe ee duqeynta Guriga Ceyroow Vs AC130

Abdi Salan Abdulle Alasow (A.A.A)

editor@waagacusub.com

Somalia: The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden.

Sharif Hassan Sheikh  Aden  the former  Speaker of Parliament of the Transitional Federal Government of Somalia (TFG)  has  a nickname, ‘Razor’, because of his attributes of being cunning and sharp in his political moves. He first emerged into the spotlight of Somali politics  in September 2004 after being elected as the Speaker of Parliament during the formation of the TFG in Mbagathi, Nairobi. According to information he submitted at that time the highest education level he achieved was Intermediate School, and claimed to have been a merchant  who traded in Hides and Skins and also the semi narcotic drug leaf  Khat. He unanimously defeated his nearest rival for the election of the Speaker, Sheikh Aden Madobe who was supported by Colonel Abdullahi Yusuf  - while he Sharif Hassan had the support  from most of the other warlords, namely Mohamed Qanyare, Osman Atto, Muse Sudi, etc. .

 

Read More here http://www.waagacusub.com/english/shariif%20razor.htm

To be continued…..
WaagaCusub Editorial
.
By Dahir Abdulle Alasow
editor@waagacusub.com

Read  here with Somali Langauge this article

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new