Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ

Nabadsugida dowlada  oo qorsheyneyso inay waxyeeleyso Diyaaradda Jubba Airways

Muqdishoi  09 /May/2008  Waagacusub.com  

Warar hoosaadyo laga helayo ila xog ogaala ayaa sheegaya in Saraakiisha sare ee Nabadsugida dowlada Federalka qorsheyneyso weerar ay la beegsado Diyaaradda Jubba Airways ee isticmaasha garoonka Aadan Cadde International Muqdisho.

Ila wareedyada u waramay Waagacusub waxay tibaaxayaan in qorshaha ay iska kaashanayaan Saraakiisha Itoobiyaanka iyo kuwa Federalka oo Shirkadaas ku tuhunsan inay taageerto Xoogaga gobanimadoonka ee dagaalada kula jira.

Qaar ka mida ganacsatada Soomaaliyeed ayaa xusay in Nabadsugida Dowlada Federalka lagala xisaabtami doono hadii qorshaha nuucaasa ay ku dhiiradaan,waxayna ugu baaqeen Madaxda dowlada Federalka gaar ahaan Madaxweynaha iyo Ra’isulwasaaraha inay ka fiirsadaan tilaabooyinka lagu burburinayo ganacsiga Soomaaliya.

Diyaaradda Jubba Airways waxaa isticmaala dadweyne rayida,waxayna sidoo kale qaadaa Cargo ay Dubai ka rartaan ganacsato Soomaaliyeed,waxaana eedeynta nabadsugida u muuqataa marmarsiiyo .

Jubba Airways waxay ka mid tahay diyaaradaha ugu caansan Soomaaliya ee waqtiyada adag ku dhiiraday inay Soomaaliya ka hoowlgasho,waxaana lagu amaanaa wax qabadkeeda dhinaca shaqo hufnaanta hasse yeeshee warka sheegaya inay jiraan qorshe ka dhana waa mid u baahan ka baaran dag aan la dhayalsan Karin

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 


Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new