Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ

Sawir gacmeedyo laga sameyay fadeexadda Puntland ee gacangelin Muwaadiniinta Ogaadeeniya.

Garowe  09 /May/2008  Waagacusub.com   

Farshaxaniistaha weyn ee Amiin Caamir ayaa sawir gacmeedyo ka sameeyay tacadiyada Maamulka Puntland ee Xukumadda Itoobiya lay ugu gacangeliyeen Muwaadiniin u dhashay Ogaadeeniya .

Sawir gacmeedka hab dhaqanka Puntland ee Somalinimada,Islaamnimada ka baxsan oo dadka qaar ay la ilmeeyeen ayuu ku muujiyay Ra'isulwasaarre Zenawiga Itoobiya oo sida gaari gacan u isticmaalaya Madaxweynaha Puntland,kuna daabulayo Wadaniyiinta Gobanimodoonka Ogaadeeniya oo uu ka watay gudaha degaanada Puntland

Sawir Gacmeedka labaad ee Amiin Caamir wuxuu muujinayaa Puntland oo noqotay Maqaaxi ama Jiko lagu kariyo hilibka uu Melles Zenawi ugu jecel yahay cunistiisa ee Muwaadiniin,Saraakiisha Jabhadda Ogaadeeniya

Sawir gacmeedyadaan xaqiiqada ka turjumaya ayaa ku beegan xilli todobaadyadii la soo dhaafay uu sare u kacay suuq ugaarsiga dadka u dhashay Ogaadeenka ee ku nool gudaha Puntland,waxaana labo ka mida Saraakiishooda sare ay Itoobiyaanka ka kaxeysteen gudaha Garowe halka shan kalana ay qaab shirqoola uga wateen Galkacyo.

Kooxo la aaminsan yahay inay ka dabaaqtamayeen dhibaatada ay madaxda Puntland ku ugaarsaneysa Muwaadiniinta u dhashay Ogaadeeniya ee maciinka biday degaanadaas ayaa weerar qorsheysan la beegsaday Boliiska Gaalkacyo dhinaca Puntland iyagoo askar badan ku laayay.

Gudaha Puntland waxaa ka qaxay boqolaal qoys oo u dhashay Ogaadeena ka gadaal markii ay naftooda ku aamini waayeen.

Madaxweyne Cadde Muusse oo la rumeysan yahay inuu noqday hogaamiyahii ugu taariikhda xumaa ee soo mara Puntland ayaa tilaabooyinka ugaarsiga Ogaadeeniya ku dhiiraday taas oo ka dhigan bar madoow oo ka baxsan damiirka Somalinimo iyo dhiiga wada dhalashada hoose.

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 


Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new