Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Dahir Alasow" RAAD TV waa horseedka Madaxbanaanida Warbaahinta Soomaaliya"

Rotterdam  10 /May/2008  Waagacusub.com  

Gudoomiyaha Ururka isu taga Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee ASOJ Dahir Abdulle Alasow ayaa markii ugu horeysay ka hadlay telefishinka cusub ee Soomaaliyeed laguna magacaabo RAAD TV.

" Telefishinka cusub ee RAAD TV waxay bahda Saxaafadda Soomaaliyeed ku soo dhaweynee Caleema qoyan maxaa yeelay waxaan u aragnaa horseedka Madaxbanaanida Warbaahinta Soomaaliya,waxaan u aragnaa Ileys baaxad weyn oo hareeyay Masraxa mugdiga badan ee Warbaahinta,waxaan u aragnaa mid ay daadihinayaan hoowlwadeeno ka mida rug cadaayaasha waaweyn ee Saxaafadda Soomaaliya" ayuu yiri Gudoomiyaha ASOJ Dahir Abdulle Alasow oo dhinaca kale xusay inuu buuga loolanka furan yahay una arko farxad in dhaliil iyo amaan uu la koowsado.

Dahir Alasow wuxuu tilmaamay Maamulka iyo Weriyaasha RAAD Interational Tv inay yihiin  koox culus oo dareen gelisay dad badan,Warbaahinta kalana qaar ay qalqal la deris noqdeen.

" Weriyaasha daadihinaya RAAD TV iyo Maamulka adag ee loo sameeyay,waa ka naxoo nafta waa,waxay ila tahay inay Saxaafadda Soomaaliya ku faani doonto Mustaqbalka,waxaana ugu baaqayaa dhamaan bahda Saxaafada caloosha fiyoow inay talooyinkooda ku biirayaan maamulka gacana ka geystaan sidii RAAD u noqon lahaa mid raadkiisa Saxaafadda raacdo" ayuu yiri Dahir Alasow.

Mr Alasow wuxuu ugu dambeyn xusay in xumaan iyo samaan telefishinka wixii uu xambaarsan yahay laga bogan doono dhawaan,taasina ay cadeyn u noqon doonto bartilmaameedka fog ee uu tiigsanayo RAAD TV

Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new