Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ

Topnews:- Dhibane Caasho Shariif oo lagu guuleeystay in laga soo saaro gabadh nool ,gacmahuna laaban yiihin-Hargeysa-

Hargeysa  22/April/2008  Waagacusub.com  

Dhibane Caasho Shariif Mohamed ayaa markii ugu horeysay lagu guuleeystay qaliin lagula sameeyay Edna Hospital Hargeysa kadib markii ay mudo labo sano ka badan lahayd Uur.

Marwo Caasho Shariif oo qaliinka uu ku sameeyay Dr Qoows ayaa lagu guuleeystay in laga soo saaro Gabadh nool ,Caafimaadkeeduna wanaagsan yahay balse labada Gacmood yara laaban yihiin,sida ay ku waramayaan Weriyaasha Waagacusub ee Hargeysa.

Qaliinka lagu sameeyay hooyadda Soomaaliyeed ee dhibaateeysan waxaa gacan ka geystay Maamulka Isbitaalka Edna,Ganacsatadda reer Somaliland,ehelada gabadha iyo qaar ka tirsan qurba jooga Soomaaliyeed.kadib markii lagu faafiyay bogga Waagacusub.com

Caasho Shariif Mohamed oo rasaas ku dhacday sanadkii 2006 ay neerfaha tirtay,kaadida iyo saxaradana ka socoto waxaa xaaladeeda Caafimaad wax weyn ka qabtay Dr Gaboose oo amaan iyo bogaadin ay u direysa bahda Waagacusub iyo dhamaan ehelada hooyadaas Soomaaliyeed.

Weriyaasha Waagacusub ee ku sugan Hargeysa waxay sheegeen in Dr Gaboose uu Dhibane Caasho Shariif u qoray dawooyin wax badan ka bedelay dareenkeedii lunsanaa,waxayna dhaqaatiirta Magaaladda Hargeysa wax laga naxo ku tilmaameen muuqaalka jirka gudaha ee hooyadaas oo inta badan go,go sanaa xaalad daryeel xumo aawadeed.

Caasho Shariif oo gabadheeda yar ee qaliinka looga soo saaray ay bahda Waagacusub ugu waqlaleen Nasiib, waxay hore u heysatay sedex Caruura oo mid indhoole yahay,waxayna mudo labo sanadooda ku xanuunsaneysay,Muqdisho,Galkacyo iyo Diinsoor.

Maamulka Waagacusub iyo ehelada Caasho Shariif oo kaashanaya dhaqaatiir Soomaaliyeed ayaa qorsheeynayo in Dhibane Caasho Shariif dhawaan Isbitaal dibadaa la dhigo si loo saxo dareenkeeda barka lumay.

Fadlan hadii aad cawineysay Hooyada Soomaaliyeed ee kaalmadaada u baahan ugu dir kaalmadaada ACOUNTS-keeda Dahabshiil

MAGACA: DHIBANE  ASHA SHARIF MOHAMED
A/C NUMBER : D10902
Xawaaladda Dahabshiil

Heesta Dhaxalsuge,halkaan ka dhageeyso

Soo rogo heesta (Download)

  Waagacusub Media

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new


net