Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ

Qurba jooga oo gacan ka geystay qaliin lagu sameynayo gabadh buro weyn dabuushay,dawo sawirada

Nairobi 19/April/2008  Waagacusub.com  

Qaar ka mida qurba jooga Soomaaliyeed ayaa sadaqooyinkii ugu horeeyay u soo diray gabadh Soomaaliyeed oo dhuunteeda iyo wejigeeda ay dabooshay buro weyn oo asalkeedu ka bilaabatay infection.

Gabadha Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Cibaado Maxamud Jaamac  dhawaana la keenay Nairobi ayaa lagu wadaa in qaliin lagu sameeyo waloow ay ku xiran tahay sadaqada loo aruurinayo inta ay dhamaato.

“ Waxay qurba jooga qaar noo soo direen lacago sadaqaa oo na geliyay rajo la xiriirto in gabadheeyda buradda laga qalo oo Isbitaal Nairobi la dhigo,waxaan doonayaa inaan u mahadceliyo dhamaan walalaahii kaalmada noo soo diray” ayey tiri Hooyo Sahro Yusuf Jaamac

Hooyada dhashay Cibaado waxay dhamaan ummadda Soomaaliyeed ka codsatay inay  gacan ka geystaan sadaqo aruurinta gabadheeda.

Hadii aad doneysid inaad sadaqo ku darsato ama faahfaahin ka heshid xaalada gabadha buradda dabooshay.la xiriir Hassan Omar Mohamed ,tel:-00254722581728 Nairobi-Kenya

  Waagacusub Media

Nairobi-Kenya

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new


net