Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ

  Heesta Sarbeeb iyo Fanaanka Maxamed Wadanoole MP3

Gudigga Amniga oo Maxamed Dheere hanjabaad ujeediyay kadib markii uu hubka dhigis diiday,akhriso digreetadda oo saxiixan

Muqdisho  10 /May/2008  Waagacusub.com  

Gudigga Amnigga Qaranka ee dowlada federalka ayaa digniintii ugu dambeysay siiyay Gudoomiyaha gobolka Banadir ahna Duq Magaalaha Muqdisho Maxamed Cumar Xabeeb ( Maxamed Dheere) oo qaadacay digreeto uu Ra'isulwasaarre Nuur Cadde ku amray inuu hubka iyo Ciidanka si deg dega u wareejiyo.

Digreetadda Ra'isulwasaarre Nuur Cadde oo ka dhigneed midii labaad ee uu soo saaray labo bilood gudahood wuxuu Maxamed Dheere ku sifeeyay mid uu ka shaqeeyay Ra'isulwasaarre ku xigeenka Xukumadda Federalka ahna Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Salaan Xaaji Aadan.

" Maxamed Dheere waxaan siinay digniintii ugu dambeysay ee aan uga dalbanay inuu hubka iyo ciidamada soo wareejiyo,hadii uu diidana waxaanu ka qaadeynaa tilaabo,anagoo adeegsaneyso awooda sharciga" ayuu yiri Masuul ka tirsan gudigga amniga Qaranka ee dowlada Federalka oo hore tiro ka sedex jeer ugu guuldareystay inay hubka dhigis ku sameeyaan Maxamed Dheere.

Ila wareedyo ku dhaw dhaw Maxamed Dheere ayaa Waagacusub u sheegay inuu xiriir la sameeyay Saraakiisha sare ee Ciidamadda Itoobiya Soomaaliya kuwaas oo kula taliyay inuusan aqbalin hindisaha Nuur Cadde hubka uga dhigayo.

Si kastaba ha ahaatee,hoos ka akhriso digreetada uu Ra'isulwasaarre Nuur Cadde ku amray Maxamed dheere inuu hubka iyo Ciidamadda ku wareejiyo gudigga amniga Qaranka dowlada Federalka 
 

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 


Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new