Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Madasha bulshada rayidka kulan xasaasiya kaga hadlay xaaladda Somaliya,daawo sawirada 

Muqdisho  07 /May/2008  Waagacusub.com  

Madasaha Bulshada Rayidka Soomaaliyeed  oo  ka kooban Daaladaha INXA, COCWO ,Dhaqaaqa, Isbahaysiga Xorriyada Hadalka., CRD iyo SWA, waxay shir ay yeelsheen  kaga hadleen :

  1. Diidmada Shilin soomaaliga iyo Sicir Bararka
  2. Laba xubnood oo ka tirsan Bulshada Rayidka ah oo la waayey,.

Diidmada lacagta waxa keeney sababna u ah:

  • Lacagaha been abuurka ah ee lagu daabaco wadanka gudihiisa iyp kuwa laga keeno dibada.
  • Dowlada Fedraalka KMG ah oo canshuuraha ku raadata lacago Dollar ah.
  • Ganacsatada badeecadaha soo dejiya iyo kuwa sarifa lacagaha oo lacagta ukala saareysa duug iyo cuseyb si ay labada faa’iido uga helaan.

Madassaha Bulshada Rayidka soomaaliyeed waxay aad iyo aad uga xuntahay dhibaatada baaxada weyn leh ee soogaartey dadka rayidka ah noloshooda iyo dhibaatada haysata shilin soomaaliya

Hadaba falanqeyn iyo dood dheer oo ay yeesheen Madassaha Bulshada Rayidka soomaaliyeed waxay soo saareeen talooyinka hoos ku qoran:

  1. Dowlada Fedraalka KMG ah waxaan usoo jeedineynaa iney canshuuraha ku qaadato shilinka soomaaliga ay hor istaagto goobaha lagu daabaco lacagaha been abuurka ah.
  1. Dowlada Fedraalka KMG ah waxaan usoo jeedineynaa oo kale iney xayirto lacaha been abuurka ah ee laga keenayo wadanka dibadiisa iyo in ay fuliso go’aankii lagu horjoogsanayey dhoofinta badeecooyinka dadweynaha soomaaliyeed ay baahida u qabaan si wax looga qabto siciorbararka hadda jira.
  1. Ganacsatada soomaaliyeed guud ahaan waxaan u soo jeedineynaa in ay joojiyaan sida uga dhaqsiyaha badan diidmada iyo kala saaraida shilin soomaaliga.
  1. Iney dhiirigeliyaan ganacsatadu wax ku kala iibsiga shilinka soomaaaliga.
  1. Ganacsatadu waa iney canshuurta ku bixiyaan shilinka soomaaliga.
  1. Dadweynaha waa iney ogaadaan shilin soomaaligu inuu yahay hanti ay iyagu leeyihiin ayna muhiim tahay inaysan ogolaan lacag kale in wax lagu kala iibsado, cidii ka diidana ay talaabo wada jir ah ay ka qaadaan.
  1. Dhamaan Qaybaha bulshada rayidka ah qaasatan culumaaudiinka, odoyaasha dhaqanka, haweenka, aqoonyahanada iyo saxaafada iney dadweynaha ku wacyigeliyaan sidii loo difaaci lahaa loona ilaalin lahaa xuquuqda dhaqaalaha ee shcabka soomaaliyeed iyo waliba ku baraarujinta bulshada qaybheeda kala duwan qadashada iyo badbaadinta shilin soomaaliga.

 

Wa bilaahi Towfiiq

  

Muuse maxamuud jiisow

musejisow@hotmail.com

0025215576666

002525907666

Xafiiska Waagacusub Media
Muqdisho-Somaalia

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 


Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new