Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Siyaasigga Maxamed Cabdi Yusuf oo si cad kaga hadlay mowqifka Isbaheysiga ee wada hadalada Jabuuti

London  12 /May/2008  Waagacusub.com  

Siyaasigga weyn ee Maxamed Cabdi Yusuf oo ka mida xubnaha Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay si cad shaaca uga qaaday inaysan qorshaha Isbaheysigooda ku jirin wada hadal ay la galaan dowlada federalka.

Maxamed Cabdi Yusuf oo Radio Waagacusub siiyay wareeysi dheer waxaa uu hoosta ka xariiqay inaysan dalka ka jirin dowlad Soomaaliyeed,wuxuuna tilmaamay inay Jabuuti kula hadlayaan beesha Caalamka.

Siyaasigga Maxamed Cabdi Yusuf oo socdaal hoowleed kaga soo laabtay Casmara kuna sugan London,wuxuu ka mid ahaa xubnahii Nairobi heshiiska kula saxiixday ergayga Qaramadda Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Amb Ahmed Ould Abdalla

Siyaasigga ka tirsan Saraakiisha Isbaheysiga dib u xoreynta Somaliya Mudane Maxamed Cabdi Yusuf oo uu Wareeystay Weriye Xasan Sheekh Axmed Cadde,Halkaan ka dhageyso

Daawo Barnaamij gaara oo xiisa badan

Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new