Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ

Topnews:- Weriyaasha Waagacusub oo booqday gabadh laga naxaya muuqaalkeeda,daawo sawiro naxdin leh.

Nairobi 14/April/2008  Waagacusub.com  

Weriyaal ka tirsan Warbaahinta Waagacusub ayaa markii ugu horeysay booqday gabadh Soomaaliyeed oo buro weyn ay buuxisay dhuunta iyo wejigeeda.

Gabadhaan oo lagu magacaabo Cibaado Maxamud Jaamac ayaa la geeyay Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya todobo sanadood oo ay buradda la ildarneed kadib.

" Wuxuu xanuunka ku biloowday gabadheeyda 2001,xanuunkana wuxuu ka biloowday qanjir xumaaday oo infekshin qaaday,nasiib daro wax dhaqaalaa ma aanan heysan waana sababta aan guriga ugu heysanay todobo sanadood"ayey tiri hooyada dhashay Cibaado oo Weriyaasha Waagacusub ugu warameysay Nairobi.

Hooyada dhashay gabadha xanuunsan oo lagu magacaabo Sahro Yusuf Jaamac waxay bulshada Soomaaliyeed iyo Hay'adaha samafalka ka codsatay in gacan laga siiyo sidii gabadheeda qaliin loogu sameeyn lahaa maadama ay xaaladeeda Caafimaad halis ku sugan tahay.

Cibaado Maxamud waa 17 jir uu Agoona,waxayna u baahan tahay saacidaad deg dega,hadii aad dooneysid inaad caawisid la xiriir Hassan Omar Mohamed Tel++254722581728

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+2521-5565600 Hormuud Telecom

ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new


net