Saxaafadu malahan Saaxiib Joogtaa Waagacusub Online 2008
                              A memorial service for three Somali Journalists held in Nairobi
       
Daawo sawirada Weriyaasha Associated Somali Journalists ASOJ
Labada Shariif oo la sheegay in xilka qaadis lagu sameeyay

Asmara  11 /May/2008  Waagacusub.com  

Warar ka soo baxaya Xarunta Isbaheysiga dib u xoreynta ee Casmara ayaa sheegaya in xilalkii laga qaaday hogaamiyaasha Isbaheysigaas ee labada Shariif.

Ila wareedyadu waxay sheegayaan in go-aankaas ay isla gaareen Madaxda Dowladda Ereteria iyo qaar ka mida Masuuliyiinta Isbaheysiga sida Xasan Dahir Aweys,Xuseen Maxamed Ceydiid,Cumar IImaan Abuubakar,Jaamac Maxamed Qaalib,Yusuf Dheeg Amb Casharo iyo masuuliyiin kale.

Inkastoo wararku tibaaxayaan in todobaadkaan gudahiisa ay shirweyne u fariisanayaan golayaasha Isbaheysiga hadana waxaa la sheegayaa in xilka Gudoomiyenimada ee golahaas si ku meel gaara loogu magacaabay Xuseen Maxamed Ceydiid.

Shariif Sheekh Axmed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaan la ogayn sida ay ugu qancayaan xilka qaadista lagu sameeyay ,waloow ay ku kala sugan yihiin Dubai iyo Doha xilli xasaasiya oo Isbaheysigooda ku jiro dagaalkii ugu cuslaa ee ka dhana dowlada federalka iyo Xukumadda Itoobiya.

Xuseen Maxamed Ceydiid iyo Xasan Dahir Aweys oo aan khadka telefoonka kula xiriirnay ayaa ka gaabsaday warkaan ku saabsan in xilalkii ay ka qaadeen labada Gudoomiye ee Isbaheysiga hasse yeeshee marka laga ambaqaado sida aan bil ka hor ku faafinay Topnews Waagacusub waxaa xaqiiqaa in la waday qorshe xilalka looga qaadayay Shariifyada Isbaheysiga oo lagu eedeynayay inay ku kaceen falal qiyaanooyin siyaasadeed ka dhana dastuurka Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya

Xasuusta Marxuum Axmed Nuur Jaangoow iyo laxamadiisa

Heesta Dhaxalsuge Maxamed Aadan Shamuuri MP3 

Halkaan ka dhageyso Warbixinta Weriye Xasan Cadde

Halkaan ka dhageyso Barnaamij gaara

Dhageyso Xulashada Heesaha Radio Waagacusub
 

Geerida Hogaamiyaasha Shabaabka iyo Warbixinta Waagacusub

Qandaraasle Shariif Sakiin iyo taariikhdiisa qoran

The Flip-Flop Policy of Sharif Hassan Sheikh Aden
Read  here with Somali Langauge this article.

WaagacusubOnline@yahoo.com

ASOJ REGISTERED VIOLATIONS ON JOURNALISTS IN SOMALIA FROM 2000 TO 2007
WaagacusubOnline@yahoo.com
+254-733444433 CELTEL
+2521-5565600 Hormuud Telecom
ASOJ MEMBERS MET IN NAIROBI  that meeting 
was discused the objective of the asoj and was 
nominated new